Heesta Waan is aaminay - Lyrics
albaabkii qalbigayga kaama ma'oodnee ii ahow siin kuugu ogaayee ayaan samay adigaa oon iga goosaaye
iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee
waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw

uur xumaanaan la ooyay maahee kuuma ahaan karo sidii ogeedee anaa is yeelay intaan uur xumaan la ooyee
waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw
iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee
afarta gaad ood aduunka adigaan kaa ishaartayee iimaan lahaawee iilka iiga imaaw ha iiga aamusine
iftiinka indhahayga aad eheede abidkaa kaama iilan karee aduunka aakhiraan ka aadayee
waan is aaminayee isma iloobi karnee noo adkee axdigeenii asli eed ma roonee ii imaaw
aqal inaan galno oon is aroosno abshir noo eheede iyo ijaabee maxaan iraah daayee eebe ma ii idminee