Heesta Weheshigaaga - Lyrics
Waqti dheer aan ku weedihaayoo
Wajigaaga arkaa igu wacneedoo
Ma waalanee waxna ima dhineenee
Wayrax jacayl baa isoo wadee
Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Wiisha iyo jeer dayaxaa iska leh
??
Wacad qofkii gala waayaha yiraahdaa
Inuu wanaagshaa waajib ahee
Warnkaad tuurtaad igu wareegtee
Wabaayadiisa la walbahaarayee
Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Wiisha iyo jeer dayaxaa iska leh
?? malahee
Walaalnimo iyo waxaan wadaagnoo
Wada jirkeena igala weeneee
Kuwaaniyoo wacdi kuu dhigee
Wadeecada maad caadeesaa
Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Wiisha iyo jeer dayaxaa iska leh
??