Heesta Wiiro wiiro - Lyrics
wal walay ku jirtaa waa waydisaayee wiiro wiiro waab teed maka weecanaysee
waajib waa lagutaa waano waala maqlaayee wacad waa la adkeeyaa
waalid iyo walal warkooda wayneeyaa walee wiilka wiil kiis aa wanagu waarayee
waligeenaa weel ku wadaagee wartii jaceelkee isla soo wal waaleen
wax in la isku taro ifka laysku wal waalee wadada oo wacan waayee
waalid iyo walal warkooda wayneeyaa walee wiilka wiil kiis wanagu waarayee
waydaamisoy wakhti aduunyee ma la isku waalee makaa wareegtee wareer cawana waa loo waa bariistaayee
waalid iyo walal warkooda wayneeyaa walee wiilka wiil kiis aa wanagu waarayee