VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar cadey - Lyrics

xaal xaakim kaygiyaa kumaqanee xirigiisa haynee xigaal kaygiyow xaal xakim kaygaa kumaqanee xigaal kaygiyow xigaal kaygiyow xumaanta xoornee xaqa aan udoodnee xaasidaa xaraam ku mutee xaasidaa xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday xikmad aan u xaajoono maantee xisaab taan gafnayaa soo xaleeynee xujo aan xabaalnee xididkiisa goynee xaasidow aan xariiftanee xaasidoow xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday xornimada maanta waa loo xakaaree aan xushmayno buluugta iyo xidigteediyay xukun laysku raacay xeer aan ku guurnee xarakaa laysku dhaafayee xarakaa xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday
Queue is empty
-- / --