VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaaa kula jiraah - Lyrics

Yaa kuula jiraayee Oo kuula jabaayee Iga joog an waaba Kaa jeestayee jirso Meel jinkaaga joog- Aanee x2 Jimco nuur adoo Lajiifay jiradiisa ka Soo joogsan ways- Ayee x2 Jidka oo jaxiimaa Waynaa jismigaa ku Soo jareexmee x2 Jaadkaa mahelee Jareex kaama rab- Eeneee jeelow abow Iila joogee jihadaada Leen ujeedaayee x2 Yaa kuula jiraayee Oo kuula jabaayee Iga joog an waaba Kaa jeestayee jirso Meel jinkaaga joog- Aanee x2 Jalbo iyo jaceelaan Dhex joogaa adi jele Waa kuu jinoobee Joog dheer jamaal Badnow x2 Joog dheer jamaal Badnow jaranow Makaa jeed sahaeye X2 Yaa kuula jiraayee Oo kuula jabaayee Iga joog an waaba Kaa jeestayee jirso Meel jinkaaga joog- Aanee x2 Jaadkaa mahelee Jareex kaama rab- Eeneee jeelow abow Iila joogee jihadaada Leen ujeedaayee X2 Jar kabood xunaad Iila jeeday jabtay Waad kusii jaahilow Day x2 Jasaday jaliil kay aa Kagooyaa dhibta waa Lagaa jaasihayee x2 Jaadkaa mahelee Jareex kaama rab- Eeneee jeelow abow Iila joogee jihadaada Leen ujeedaayee x2 Yaa kuula jiraayee Oo kuula jabaayee Iga joog an waaba Kaa jeestayee jirso Meel jinkaaga joog- Aanee x2 Jimcadii aan soo Jahwareeray jelow Anlee kusoo jamaame Jacna waa jawaab Xumee x2 Walee jacda waa Jawab xunee jibiskaa Miyuu jeed sahaayee X2 Yaa kuula jiraayee Oo kuula jabaayee Iga joog an waaba Kaa jeestayee jirso Meel jinkaaga joog- Aanee x2 Jaadkaa mahelee Jareex kaama rab- Eeneee jeelow abow Iila joogee jihadaada Leen ujeedaayee x2
Queue is empty
-- / --