VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta giblada ila dheel - Lyrics

gu'yaal taan raadkeeda guraay darteed u gudeen gayiga u maraay abdoo gacalooy gacalooy gacalooy gacalooy gibada ila dheel gayaanka waxaan gees uga leexdoo jacaylkan i gubay u gogol xaadhaba hantiyay guushee guuleed guushee giblada ila dheel waxaad tahay gaari geesi dhaloo inaad gobtahaan golaha ka qiree gaawaha u culoo giblada ila dheel garaad sami GUULE kuu dhaliyaa cawaysiyo gaaf ku sugay guurkee gudoomaye godolka soo maal gashaantimihii geeskii afrikaay guudkaad dabatoo garays xidhatee gacanta keenoo keenoo keenoo keenoo giblada ila dheel gibisha dhaqankeena golaystay anigu gadaal anigoon ka marin gaarosoo go'aad sidatiyo sidatiyo sidatiyo guntiga ha ka tagin waxaad tahay gaari geesi dhaloo inaad gobtahaan golaha ka qiree gaawaha u culoo giblada ila dheel garaad sami GUULE kuu dhaliyaa cawaysiyo gaaf ku sugay guurkee gudoomaye godolka soo maal
Queue is empty
-- / --