VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiis - Lyrics

dooqaygaa midbuu doondoonayaa indhuhuu kaligiii daa daawadaan dartii kalgacayl ala la ilmaynayaa maankayga wiilyahow adigaa dagee darmaanyahow adigaan dadka kaa xushee dajiyaay naftaydan waa diirisee dareenkaygiibaa dalbtoo heshee durdurkii nugaaalee baryo aan jirnee diixihii togdheer iyo daalo aan soo amrnee dola iyo wardheer geela aan daajinee kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee dawooy mudug aan ku dabaal dagnee boosaaso diiqanan durba aan tagnee degmadiii goldogob ku dalxiisnee degmadiii goldogob ii dalxis gee dabayshii jaceylkaa daf isoo tidhee adaa deeqay maanka daacad ku ahee daarihii jigjigaa soo daawanee daafaha juba iyo baro dayranee dalmac iyo booq kusoo doogsanee dulqaad iyo asluubaa daaim kuu dhashee dun gobaad li iyo daaha miiraneey ninkii dookh uhelaa darajaynaysaa daryeelaay quluubta adana kuu dabree dalkeeniyo hooyoo damashad tagnee kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee dawooy mudug aan ku dabaal dagnee boosaaso diiqanan durba aan tagnee degmadiii goldogob ku dalxiisnee degmadiii goldogob ii dalxis gee kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee dawooy mudug aan ku dabaal dagnee boosaaso diiqanan durba aan tagnee degmadiii goldogob ku dalxiisnee degmadiii goldogob ii dalxis gee
Queue is empty
-- / --