VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhagaxbuur - Lyrics

inkastoon dhoofoo dhul shisheeye adoo dhoolay jaceylkii wali wuu idhibayaa dharaartii ma hadhgaloo habeenkii miyan hurdaa dhakooloo aduuban kugu dhadhabayaa dhaban qurxoonay waxaan dhaadan lahaa inagoo reer dhinoo dhulkii aan ku dhalaniyo dhagax buur dagnoo ku dhameyno xajada anigaba dhiigoow siduu adi kaa dhigay ana iidhakeeyooo wanigaa la dhuubtee waxaa idhalan rogoo dhakafaarkan igu riday jaceylkan is dhaafsanoo isku dhaashanay waa hore dhaayaha aragow waxaan dhadan lahaa inagoo reer dhisnoo dhulkii aan ku dha;laniyo dhagax buur degnoo ku dhameyno xaajada dhaban qurxoonay waxan dhaadan lahaa iangoo reer dhisnoo dhulkii aan ku dhalaniyo dhagax buur degnoo ku dhameyno xaajada
Queue is empty
-- / --