VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Eber miyaa - Lyrics

alaylki adoo hurdaan anuu erayada kalgacal amaan kuugu soo tirshaa adna ma ogidee naftani aawadaa haraad la asqaysan tahaye eber miyaa ubixii aan beernay aan ilaashanaynay eber miyaa ebermiyaa axdigii aan gaadhnay arooskeenii eber miyaa eber miyaa ififaalo guuriyo aayahaan sugaynay eber miyaa eber miyaa oh my god eber miyaa aroortii markaan kacaan anoon afka saarin oon waxaan aragaaga raadsho ileen murugada jacayl ilmada iga daadanaysa adigu iimaad ogayn eber miyaa ubixii aan beernay aan ilaashanaynay eber miyaa ebermiyaa axdigii aan gaadhnay arooskeenii eber miyaa eber miyaa ififaalo guuriyo aayahaan sugaynay eber miyaa eber miyaa oh my god eber miyaa
Queue is empty
-- / --