VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

maxaan ku hamiyay naftaada maxaan ku hirtoo ku hiibshay maxaan ku haleeli waayey maxaan narka socod ku seegay maxaan lurka seexan waayey maxaad ii iihilin wayday hayeeshe waan ooyee amaantaan ala kuuq abiyo sidaa kuu heelanahay inaad hibahsada daweyso hibashada daweyso maxaa iga kaa hirtaagan maxaan sida hogol da aysa maxaan haatif kugu odoroosay maxaan ku habaabay yayyaa maxaan hibashada ku doonay maxaan miyir qaarty muuqe maxaan hadalkaaga waayey hayeeshee waan ooyeeee amaantaan kuu qabo sidan kuugu heelanaahay inaad hibashada daweyso hibashada daweyso maxaa iga kaa hortaagan maxaan ku hamiyay naftaada maxaan ku hhirtoo ku heelshay maxaan ku haleeli waayey
Queue is empty
-- / --