iga maqan iga maqan
iga maqan i moogaa
matankaygii geed qariyee
adna maanta caashaqaa
sida mayayga roobkoo
intuu meel biyaha dhigay
dhex maquurshay geedaha
mihiigan jacaylbaa
meel dheer idhigaya
iqaadaa idhigayaa

igu mudan igu mudan
iga mudan xasuusta midnimo
mahuran waa labadeene

Exit mobile version