VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanow - Lyrics

muhashada jacaylkii laabtayda marisaa i miraaqinaysoo waxaan ahay naf mahadhada kalgacalka miratoo maalin iyo alaylkeed muuqaaga doontee ma ogtahay adoon iga maqnaanayn macaanow meel yarna iga tagayn macaanoow waa maraad jacaylkuye siduu iigu kaa maray adna mataanaw macaanow sidaad tahay maniyo ubax iyo meel ugbaadloo mahiigaan ku taagsaday ayay milicsiga dhaayuhu daa'uus la moodyow muhashada xasuusta leh la muraaqo ooyaan
Queue is empty
-- / --