VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mininkiina anigaa imi - Lyrics

mininkiinii anigaa yimidee kaw dheh marti iyo kal baan ahaye laba dheh ileen xaajo madaxiyo mijo kala lahaatee marinkay wuxuu yahay waa inaad marisaa adna inaad masuul tahay maankaaga galisaa waxaad maqashay ee dhacay muuqaaga iga jaray macnahooda ii sheeg mininkayga hadaa timide heedhe marti sharafleh ayaa tahaye heedhe maxaa xaajo maaree iyo keeny murugada ma anigaa ka dhacay marag maad u haysaa mise waa mudaa,inoo misane aad aaminayn waxaa kaaga maqanay meel dheer ma joogine muraadkayga gaarka
Queue is empty
-- / --