VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta my babe - Lyrics

boossaasuu miyuu u aqoolay my babyga bada miyuu isku tuuray my babyga waan u buseelay wwaan u basaasay baahibaan u qabaay wwaan u buseelay baxnaanshihii qalbigayga waan u buseelay boorama miyuu u dalxiisay my baby ga banaadir miyuu iiga baaqay my babyga waan u buseelay waan u basaasay baahibaan u qabaayoo waan u buseelay baxnaanshihii qalbigayga waan u buseelay
Queue is empty
-- / --