boossaasuu miyuu
u aqoolay my babyga
bada miyuu isku tuuray
my babyga
waan u buseelay
wwaan u basaasay
baahibaan u qabaay
wwaan u buseelay
baxnaanshihii qalbigayga
waan u buseelay

boorama miyuu u dalxiisay
my baby ga
banaadir miyuu iiga baaqay
my babyga
waan u buseelay
waan u basaasay
baahibaan u qabaayoo
waan u buseelay
baxnaanshihii qalbigayga
waan u buseelay

Exit mobile version