VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo dumar - Lyrics

dhulko raysloo ramaadku baxaay rafiiqa naftee rajada dhalisaay jacaylku anuu isoo ridiyoo ragaba adigaan ku raadinaya hayiga noloshiyo mid reer dhalissay hobeeya hobeeya hobeeyaay adaa rucubyahay naftayda ruxoo adaa roonow naftayda ruxoo lalala hahaha halkaa rubadaad rakada dhigatee raaliyo dumareey naftaa ku rabtee rafaadka ka dhawr rugtii noloshaay riyaan ku arkaa waxaan rabaye rumee qalbigaa xagaaga rabee
Queue is empty
-- / --