Heesta Dhabtuu jaceyl. - Lyrics
Sida aad dhalaantahay
Oo aan ku dhalay dadka
Kaa dhawaystee x2
Dhinacyada wadnaha
Iyo dhuuntuu kalgacal
Kuna dhanbuu igaga
Yaal yaal dhabtuu jacayl
Kuyaalaa x2
Sida dhiraha midhaha
Leh oo dhibicii dayreed
Subaxnimo kusoodhacay
X2
Ooy dharabtiyo malab
Kuba dhirta dacalka
Saareen x2
Aan kuu dhaweeyoo
Marna aan ku dheeh
Dee adiguna ha dheran
X2
ILAAH haybadiyo qurux
Intuu kuu dhameeyaa
Asaagaa ka dheertee
X2
Waxa kala dhaqmaa--
Tiga ifka dheemaniyo
Luul lagu dhaafsan
Maaye dhabtuu jacayl
Ku yaalaa dhabtuu
Jacaylku yaaaalaa
X2
Sida dhiraha uduga
Leh ama dhabarka
Geenyada sida damal
Dhulka is wadhay x2
Timahaagan kala
Dhacay waa waxa i
Dhaawacay
X2
Aan kuu dhaweeyoo
Marna aan ku dheeh
Dee nasteexoy hadh--
Eeraan x2