VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii jaceelka - Lyrics

Ubaxii jacaylkaa Adaa iga istaahila Amaaniyo bogaadin Hoo iga hoo x2 Axad iyo xalaashee Walidkeed aslubtiyo Anshaxiyo hidaha Baray x2 Oori nimaad unoqota Allaylehe ayaan iyo Nasiib lee x2 Indho iyo indho is Jecel isku aragti Weeyaan ku arkaye Makula tahayeey X2 Iliiliyo war xooloo Intuu aara roob helay Dhibta lagu ilaawoo Lagu oon baxay x2 Ayaad iiga dhigan Tahoo eegmada Jaleecada indhahaa Ku doogsada x2 Oori nimaad unoqota Allaylehe ayaan iyo Nasiib lee x2 Indho iyo indho is Jecel isku aragti Weeyaan ku arkaye Makula tahayeey X2
Queue is empty
-- / --