ma mamaleeye waa illahy
male ragbaa lagu mel mara
noo maleye meel na mari
sida xareed roob
oo macaane
ama xariirta la dawaday
ama hashii nabegena la tago
ano walaal xiisaha qaba
way sidii diiniyo dacawo
ama dameeraha muse dariye
ani damer waa i dhaame
way dugaaga laga xidha
ani duleel waa igu bari

ani makaankay wa miskee
iyo maqaan nirig o madhmadhay
eegmadaayada soo modow
way ninkii meel loo kaco
labeetan nin ya quwada
oo sardherani la gudbada
way aroosane way hadhgali
ee arooriya ana ku hadhay
hal boqolaaliya qorta u rida
oo kuwa qayb qali waa
oo qurayshta layga mari

way hidiidi oo hidii
way hidii ahaate hobaley

Exit mobile version