Heesta hees1 - Lyrics
talow ma aragteen
mar uun ma aragteen
away mar un qade maciino
macaan ma aragteen
miyaa waalatay
masoo waalataa
maalinyo habeen
a meermeerayo
a meel ay joogtana
jaranima haye
filsanow ma aragten
mar un ma aragten
ayo mar un maciin qate
macaan ma aragten
muxubo awgeed
meermerayo
meel ay joogtana
garani ma haye
talow ma aragten
mar un ma aragten
way man qade i macaiino
macaan ma aragten
miyaa waalatay
masoo waalataa
anagu maan arag
salaan mate
mar kale raac