VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun baa cover - Lyrics

aduunbaa wax jaadilin ama dhiibaha jilaal xiliyadan is dhalan rogay dhibta kaa ilaashe dhaxantiyo abaaraha kaa dhowray hadimo intaan subag lo ad iyo ku cabsiiyay dheedo iyay dhicin intaala dhugan waayay taydoo dheel dheelyay awgaa igu dhaatay ba luul igu dheerida ma dhal gaaxday baa tahay mana soo dhawaatide ma mid aad u dhalataa dhido laay ajaawari ku dul dhararsanahay dhana kaama aadine bilawyahayn sidii sii inta kugu dhaloolyahay adhexda kuugu duugna hada dhagaxa soo gurin ama aan dhulkaba qodo dhirtaa ii magoosha dheefna qof lahaydo dhexda maan ka liicin
Queue is empty
-- / --