VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baal qoray - Lyrics

baal goray haldhaa iyo iyo dahab la moodyey buuraha dhexdeeniyo badayaal intuu dhuro bari laga gudbaa iyo ban cidla laga wada dhigaa bakhalool ku beegsadoo baladkaygii hooyiyo barta ay ku noshahay baxsanaan allahayow nin ku waa bariista anigoo bukaan qabin boqol jeer habeenkii baadi doonka awgaa baholyoga caashaqa inta aan baraarugay saw bilicda daymada eegmada kuma badin baledkaygii hooyiyo barta ay ku nooshahay baxsanaan allahayow nin ku waabariista
Queue is empty
-- / --