VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

bildhaan lagu bushaartaay midab baalaleeyeey boqol dumar ka mudaneey timo baar madoobeey biyo dahab la moodyeey bustaan doog la ciirtaay nolosha baalasheedaay waxaad tahay bishaarooy barbarkayga midigoo midii aan u baaqee u bayaanshay caashaqa bilaneey barwaaqooy beer lulada la sheegaay barniyeey bulcaadooy biligii hankaygiyo huunooy boqoradiiyeey burji iyo burhaaneey nafta baalaheediyo bukaan arag daweeyaay huuno baashiheeyeey bu'da wiilashoodaay beerkayga tiilaay
Queue is empty
-- / --