VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bukaanka jacaylka - Lyrics

Bariiso wanaagsan Dhulkoo barqo roob Leh ayaynu wanaag Hilownee x2 Alays baday labo is Baratoo badhaadho Haduu mid baadhee Ha baylihin barasha- Deenii x2 Bukaanka jacaylka Jidhkayga ku beer May hadmaad ka Bogsiin kuu baylahee X2 Bad iyo buur iyo banaan Ba adaan kaa baafinayo U baahday bariidadadii X2 Dhaaxan baadigoob Ka dartaa bus habaara Harad ugu beer cadaade X2 Barwaaqiyo beledku Roob li'i waxaa tahay Midho bislaadoo Bidhaan tooda loo Buseelee x2
Queue is empty
-- / --