VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cafis - Lyrics

naf jacaylku yadaystiyo niyad caashaq yeeshaa naanays raaciyo nacasnimo ka dhawraa nudaygayga ruuxii waayaba nuglaystiyo nacabkiyo colkaygaan noolaada leeyahay nasrigan sugaayiyo nimcadii RABAA iman nujubkiina guuryoo soo nuurtay guulshii markuu nabar gaadhaba waa igu nayaayiraa nacab uguma qaadee cafiskaan la noolahay nasiibiyo wax ii qoran noole weecin maayee nabdigayga xumahiyo naxligaan ka dhawraa
Queue is empty
-- / --