VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

damac ila anbaday iyo hadaan dookhu ila lumin ama doonta caashaqu i dulsaaray ila dagin da'daydiyo asaagay kama dhaafin dacalkoo cidla kuma dayoobeen dalaq maan idhaahdeen dabinada qarsoonoo sirtu ay ku dadantahay dareen ila fogaadiyo hadaan dabinku ila tagin ama doorka waayuhu ila doonan ii daran dumar kale anoon dayin dadab maan hawaysteen cidlo kuma diboodeen
Queue is empty
-- / --