VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dooqeyga - Lyrics

kaab deeqa arageedaay koonkaba ka xiiseeyaay kal xaadhan kugu sooray kashadeeqaay waligayba kasha deeqaay waligayba ku kashkaashay laabtayda ku kifaaxay hadalkaaga kalmidiyo odhaahdaada kalgaceylka sii qaada kaab deeqa arageedaay koonkaba ka xiiseeyaay cishqigeedii kaga baxay kunkafiican quruxdaada kaaha nuura dookhayga ku koray qalbigayga kaynanaka xubigaaga kaligaaba muuqaagu kordhi jaceylkeena kaab deeqa arageedaay koonkaba ka xiiseeyaay kaaba cishqigeedi kaga baxay kaab deeqa arageedaay koonkaba ka xiiseeyaay cishqigeedii kaga baxay
Queue is empty
-- / --