VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dumarka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saciid qalinle
Dumarka

Muxuu inan dhoolo moodi
Nin xumi dhalan rogay nafteeda
Mid aan dhaqashoba aqoonin
Intuu galay gaari dhawrsan
Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey
Intuu galay gaari dhawrsan
Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey

Muxuu inan dhoolo moodi
Nin xumi dhalan rogay nafteeda
Mid aan dhaqashoba aqoonin
Intuu galay gaari dhawrsan
Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey
Intuu galay gaari dhawrsan
Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey

Muxuu dhalan dhool u gaystey
Muxuu ciil badan dhex joojey
Muxuu dhalan dhool u gaystey
Muxuu ciil badan dhex joojey
Muxuu caro dhaawacey
Ala dhaawacayeey

Muxuu dhalan dhool u gaystey
Muxuu ciil badan dhex joojey
Muxuu dhalan dhool u gaystey
Muxuu ciil badan dhex joojey
Muxuu caro dhaawacey
Ala dhaawacayeey

Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Ninkii dhibayaana waa gun
Ragana dhaqankiisa maahee

Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhabrkoo ilaasha
Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhbarkoo ku sida sida
Ku sida dhabarkoo ilaasha

Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Ninkii dhibayaana waa gun
Ragana dhaqankiisa maahee

Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhabrkoo ilaasha
Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhbarkoo ku sida sida
Ku sida dhabarkoo ilaasha

Muxuu helayoo ku dheelay
Dhameys dumaroo akhlaaq leh
Nin xumi imisuu dhantaaley
Ka dhaawacay hoy quluubta
Dhigeed inan qiimo dheer
Ka dhaawacay hoy quluubta
Dhigeed inan qiimo dheer

Muxuu helayoo ku dheelay
Dhameys dumaroo akhlaaq leh
Nin xumi imisuu dhantaaley
Ka dhaawacay hoy quluubta
Dhigeed inan qiimo dheer
Ka dhaawacay hoy quluubta
Dhigeed inan qiimo dheer

Dhaliilo muxuu u yeelay
Dhag xumo iyo iin u raadshey
Dhaliilo muxuu u yeelay
Dhag xumo iyo iin u raadshey
Mid aan miidan
Mid aan uba dhalanin ceeb

Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Ninkii dhibayaana waa gun
Ragana dhaqankiisa maahee

Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhabrkoo ilaasha
Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhbarkoo ku sida
Ku sida dhabarkoo ilaasha

Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan
Dumarku waa dhaayaheena
Ninkii dhibayaana waa gun
Ragana dhaqankiisa maahee

Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhabrkoo ilaasha
Haweenka u dhiga dushiina
Ku sida dhbarkoo ku sida
Ku sida dhabarkoo ilaasha

codkii Saciid qalinle