VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faleebo - Lyrics

Fiyoori xila samaadeey Facaa adigaa ka roonoo Fahmadi kalgaceylka berkaay Furihi nolasheydu waa adi Adaa dumarkaba far dheero Markaan ku arkaan farxaayo Qalbigu adi fiicnidaaduu Fiyoobiyo ka helo nasiino Halbowlaha dhiiga fidiyay Qof yhy adigaa ku faafoo Isheeyda fiirintaadeey Jaceyl falsafada ka qaadoo Faleenbaa iigu kaa mudane Fiyoori xila janaad Filkaa adigaa u wacanoo Wadnaha feedhiisa bidix iyo Qalbiga adigaa ku faafee Adaa lafa galay darenka Qalbiga furihiisa heysta Firaashkuna kuu dhax yaala Adaan ka fogaan nafteyda Adaan ka fogaan nafteyda Halbowlaha dhiiga fidiyay Qof yhy adigaa ku faafoo Isheeyda fiirintaadey Jaceyl falsafada ka qaadoo Faleenbaa iigu kaa mudane. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --