VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

hami baa igalay iyo hilowbaan qabaa xalay baan hurdadaa ku ha waawiroo hirad haybd laa ii baaqeysoo humaa geegiibaa ihor joogsadeee hadhsan maayoo hoy kuumaan nasteen waxaan haybiyaa saan u heli lahaa hibaaq saan uheli lahaa waa halis jaceyloo i haleeshayoo ilaa aan qabsadoo kama hadhi karee hanan lagu gartiyoo haybaday lahayd haween lama simoo ma hilmaamayee hadhsan maayoo hoy kuma nasteen waxan haybiyaa saan uheli lahaa hibaaq saan uheli lahaa
Queue is empty
-- / --