VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

asluub wacan ooridaydaa eyed badan ehlu khayre ilays baxay oon damayn naq iyo ubaxuu is gaadhay ugbad baxay oo iftiimay indhaha aragyga nuurkaay adeecay odhaah samaantada dhaxalka isirkaaga weeyi adaa hodaneey ideeqa adaa samir ila agjooga rajada noloshana adkee alle ducadeena aqbalayee daweeyaay ubad u roon ilawadsan haween ka rooney ayaaha ruuxdiyo naftaydaa nimciyo neecaw udgooniyo naqiyo doog soo baxaay akhlaaqdiyo dhawrsanaanta xubnaha asturane ilhaansan ayaa dunibada ilaawaa
Queue is empty
-- / --