VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan kaban - Lyrics

hodan ugoonay aragtidaadan ashqaraaray ina abtay hubaax iftiimo ororyo jooga markan ku eegaba iila ekaate iimanka deeqde naftaydan uunban abaal u geyso adaa ayni dumar intu yahay ka ilshaaarte ha iga ildhoobine agtayda joog dumar u rooney oog jacayloo igu abuurtan adkaysan waaye adoo alaylkii igu lamaano agtayda jiifa umaan la tooso iimanka deeqde naftaydan uun bal abaal u geyso adoo alaylkii igu lamaano agtayda jiifa umaan la tooso adhexda dheeriyo wadnaha agtiisa aqal ku leedahee adaa ayni dumar intu yahay ka ilshaaarte ha iga ildhoobine agtayda joog
Queue is empty
-- / --