VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libin jacayl cover - Lyrics

https://masuul.com/hees/h/hassan-aden-samater_lulumaha.htmlcopy

lulumaha Lyrics

Liibaanay shaciiladaan labin coowska joogoo
ladaa aan biyo u qaadin la i dhax laalay jenigoo
waa labo libdheyaa
La hiinadaadii gabaryaheey waa sidaan adigoo kalee
anigoo lix so qaday oo jaceelka la liitaa
lagdanidaa halesheee ~~

Lulumaha Biyaha gala
Lagal tiran dhexjoogaa
Luumbashada Ma daayee…..2X

Adna Labac ku faantaye
Libin waxaad ka gaadhaba
Laba Laabtay Socodkee…..2X

Aniguna Lur iyo Ciil
Lahashada kalgacalkaan…2X

Luga qaadi waayoo
Liic-liicayaa Weli…1X

Laban Jaceyl la ima siin
Adna laguuma diidine….2X

Lugtaad Adkeysaaye
Armaad liidataayoo
Anna Libin haleelaa…2X

BOGGA LABAAD

Lismayoo lafahey jooga
Lowyahaan cuskanayaa
Layga mari Lug iyo Jiire….2X

Way laba codlaysaaye
Libin Waxaan u qaataa
Carrab Laalan Mid Laakiin Leh…2X

Aniguna Lur iyo Ciil
Lahashada galkacalkaan….2X

Luga qaadi waayoo
Liic-liicayaa weli….2X

Laban Jaceyl la ima siin
Adna laguuma diidine….2X

Lugtaad adkeysaaye
Armaad liidataayoo
Anna Libin haleelaa….2X ))))

Queue is empty
-- / --