VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malabeeya - Lyrics

umaleeyay mataanta naftayda umacmiilay dareen igu meersan umacneeyay jaclka mucdiisa una muujay in aanan ka maarmin ku mab suuday uqaaday midayda ku macsuumay wadnaha idhi maamul ku milgeyay midaa hibadayda kuna miisay amaan magaceeda lamidawnay macaan badantayada tayda intaan miray galgacal tidhi muudso galgacak naftii milgo siisay malabeeya dareenka mac suuntay imaquuni jacalku imaamul imarsii jidkii maharaanka igu maaxay intuu imaquurshay iiga maaqay habeen iyo maalin ka dhex miirtay maqluug ka doortay ka mabnuucay inay murugooto kana maarmay marlay idilkood kana maagay inaan ka maqnaado
Queue is empty
-- / --