VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabarka caashaqa cover - Lyrics

Muxuu nabaarka Caashaqu ii geystay Naafada inanyahay Oo nuduufta hooyiyo Naxariista aabiyo Inta Gacal dadkaygii Joog igala noogeenee Oo nabadaa dhexdeenaa Oo uu ilaahay inan yahay Ii jabay cadaawahaa Markaad ii nuglaysayoo Ifkaa tobanka nooca hoo Nabsi baa adeegee Waxaad nabad hurudaba Nabar lamaa filaaniyo Naxdin daris ma noqoteen Nasiibkaa ma kulanteen Ana mayska noolahay Inantaay? Muxuu nidiirka haaruhu Nadi aniga iladhacay Oo nuduubta Haarahu Dhakhtarada i muujeen Waa nacas Kalgacalkuyee Muxuu igu nagaashaday Oo nabadaa dhexdeenaa Oo uu Ilaahay inan yahay Ii jabay cadaawahu Markaad ii nuglaysayoo Ifkaa tobanka nooca hoo Nabsi baa adeegee Waxaad nabaad hurudaba Nabar lamaa filaaniyo Naxdin daris ma noqoteen Nasiibkaa ma kulanteen Ana mayska noolahay Inantaay
Queue is empty
-- / --