VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najax - Lyrics

neecow udugliyo najaxeey waxaad tahay ilayskii naftoo taan naawilayee nuurkayga ahayd taan naawilayee nuurkayga ahayd neecow udugliyo najaxeey waxaad tahay ilayskii naftoo taan naawilayee nuurkayga ahayd taan naawilayee nuurkayga ahayd naqiyo doog nasri EEBOW halkeedaa nasri EEBE naftaa ku dagtoo ku dagtoo oo aan ku nastaa tahayee naqiyo doog nasri EEBOW halkeedaa nasri EEBE naftaa ku dagtoo ku dagtoo oo aan ku nastaa tahayee nuugaal baalaheeda oo nimcadu ay ku hoortayoo naqu uu is gaadhayoo nooluhu uu jecelaystaybaad la jaad tahay najexeey la jaad tahay najaxxeey haa la jaad tahay najaxeey la jaad tahay najaxeey nuugaal baalaheeda oo nimcadu ay ku hoortayoo naqu uu is gaadhayoo nooluhu uu jecelaystaybaad la jaad tahay najexeey la jaad tahay najaxxeey haa la jaad tahay najaxeey la jaad tahay najaxeey niyada faraxbaad u tahay qalbigaad naxariis u tahay naruuraad aniga ii tahayee niyada faraxbaad u tahay qalbigaad naxariis u tahay naruuraad aniga ii tahayee naftuna nafta ay jeclaato oo huunooy ay jeclaato qalbigu u nugul u nuguloo waxaad tahay nuur baxaaya naftuna nafta ay jeclaato oo huunooy ay jeclaato qalbigu u nugul u nuguloo waxaad tahay nuur baxaaya nuugaal baalaheeda oo nimcadu ay ku hoortayoo naqu uu is gaadhayoo nooluhu uu jecelaystaybaad la jaad tahay najexeey la jaad tahay najaxxeey haa la jaad tahay najaxeey la jaad tahay najaxeey nuugaal baalaheeda oo nimcadu ay ku hoortayoo naqu uu is gaadhayoo nooluhu uu jecelaystaybaad la jaad tahay najexeey la jaad tahay najaxxeey haa la jaad tahay najaxeey la jaad tahay najaxeey
Queue is empty
-- / --