VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nawaal - Lyrics

dawaalihii na hubaal wada naawilaaye cosobkiyo daruuruu dacaladii nageediyo inruu helay nugal bari nugul doojiyo da'ay nimcada iyo barwaaqada dadku nabad wada yaal sidii san la waalay ana nuxurka aragtida kuu jeclaaye nasiib ha isju keen simo naruuradii jacaylkee halkuu nuursanaye nataaqada i gaadhiyo qalbiyadaya nabarada adiga weeye inaad naalida tahay nabsi lama xanbaarte ha ii jabin nacabka sidii san la waalay ana nuxurka aragtida kuu jeclaaye nasiib ha isju keen simo
Queue is empty
-- / --