VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sareeya - Lyrics

sidaan ku arkaa ku socday jaceyl sadrigii abaaay anoo kula simin haweenka dhasiifbaan kugu jeclaadey ayaan sooo dhigin hortaada saldhigu qurxudaada weeye sasan tu qalbigaaga weeye cidrigu soodintaada weeye xishoodku sarahaaga weeyi samaantu wehelkaaga weeyi sagaalkan ku tilmaaman taariikhda sumad ku yeelan suleekha adigaa labeyn safkaa quruxdaad hogaamin sareeya ubaxii jaceylka qalbiga sanduuq kal gaceyl ku yeelo sidaad u eegatahaad ideeqday caashaqa saanyaday naftayda anoon sian kaaga maarmayn dhowr sadar kugu tilmaamay ayaan sina iga go ayn sumcadu sharaftaada weeye sooryadu ubaxaaga weeye suuradu jaahaaga weeye asluubta ku saaran weeye saluugle caashaqeena weeye sagaalka ku tilmaaman taariikhdaad sumad ku yeelan suleekha adigaa labeyn safkaa quruxdaad hogaamin sareeya ubaxii jaceylka qalbiga sanduuq kal gaceyl kuyeelay
Queue is empty
-- / --