VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabi jacayl - Lyrics

wad haduu jacayl yahay ama uu wax dili karo warmo iyo waabay leyahay waa horaan dhiman laha ilayn anigu waligay waan waheshanaayiyo wanaag inan ka dhaafo ku wacnaado mooye kuman arag wax yeelada haduu wali jacayl yahay ka waraabi nooluhu ama ceel u yeedho wabigii goaayiyo wabax baan ka noqon laha waqay adigu taajiray waqalkiisu ima dayn wahankiisu ima dayn waabaydiisu ima dayn wanaag inan ka dhaafo ku wacnaado mooye kuman arag wax yeelada
Queue is empty
-- / --