VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadwada - Lyrics

ayaa wehel laga dhigtaa walaal yaa lala noqdaa dareema waxyeelada sirtiyo waxa kugu qarsoon ayaad kula weecataa waayaha laabtaada jira tolow yaa kuu warwara wadeecada kaa tirtira wadiiqa san kuu furfura mar qudha ku wanaajiyoo talada kula sii wadwada adoomaha yaa u wacan iblayskuna yaan wax tarin arkayaan waagii baryaba ayaa i waraysta oo mar aan war ii dhinayn ogaada warkaygan badan
Queue is empty
-- / --