VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa igu dheer - Lyrics

Dhabanaan cishqigu Ruuxa uu la dhaco Maba dhuuman karo Markuu dhalan rogee Adaa igu dheer Dhuuxiyo lafaha Ku dhex noolidoo Waad dhalaalisee Dhudiyeey kalgacal Maanta igu dhamaa Anba dhiig ma fogee Jacayl wuu idhamay Dhoomaha qalbiga Magacaa ku dhigay Sidii dhoolka kuga Dhibic soo rax tidhi Dharaartii kastaba Waa ii dheelmadoo Waxaan dhiiran laa Qalbigoo la dhayo Dhibtan aan qabana Maahee udhalan Waa jacayl dhabtii Loo dhugan horeba Kugu dhaatay adi Markii aad dhambaal fariin soo dhigtee yuu dhicin dhankaa
Queue is empty
-- / --