Heesta Anaa nolashayda siiyay - Lyrics
Jacaylka Sugnaan Bay Utahoo
Qalbiga So Dhaweyn Bay Utahoo
Sadriga Wahel Bay Utahoo
Naftana Saldhig Bay Utahoo
Quruxdu Siyaadey Utahoo
Dhaqanka Sumcad Bay Utahoo
Dumarka Sooc Bay Utahoo
Saf Iyo Sharaf Bay Utahoo
Anaa Suntadoo Jeclaaday
Anaa Nolasheeda Siiyay
Anaa Samantiyo Wada Jirkeena
Sooryo Uga Dhigay Darenkoo
Hablaha Kaligeed Ka Soocday