VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cakuye qof ka maqan - Lyrics

cakuyte qof kaa maqan meel dheerna kaa jira adigoon maleynayn haduu maanka kaa xado maskaxdiyo laabtana meel sare ka aadhnoo midhidhi qudhaa la aantey murugiyo dhib kaa tahay ma ogtahay nasiibkiyo ccalaf lala muquurshee maxabada dhankiisaa mad madow haduu galo habkee looga maarmaa ma naaxiyee jaceyl aan macoiino loo hayn kol haduu ku soo maro ileen waad ka caagtaa ana maalmihii tagey nafsi maan lhaynoo ooheey naftaa xii midigtayda kuma jiro ma ogtahay nasiibkiyo calaf lala muquursho mad madow haduu galo sidii looga maarmaa habkee looga maarmaa
Queue is empty
-- / --