cakuye carabkani adkaa wuxuu iga ciilaya markaan cudoon u tagoo cishqi haduu hiila leeyahay caawa waan sheeganayaa ee calafka iigu ciidan dira bulshooy cakuye caashaqbaa xadla intuu cindigayga dagay aniga aan la cataabayaa