Heesta Cishqi astaan - Lyrics
cakuye carabkani adkaa wuxuu iga ciilaya
markaan cudoon u tagoo
cishqi haduu hiila leeyahay caawa waan
sheeganayaa
ee calafka iigu ciidan dira bulshooy
cakuye caashaqbaa xadla intuu cindigayga
dagay aniga aan la cataabayaa