taan doortaybaa iga durugtayoo danbi baan tirsaday
dayacbaan arkaa diifbaan qabaa waan daalanahay
qareenada dalkoow naf ladooxayoo caashaqu dardaray
yaa u dooda oo u damqada dhibane
jacayl daacadaan dardar gali idhoo dabinbaan ku dhacay
farxadbaan dalbaa diidmaan dhaxlaa cidla la iiga duday

Exit mobile version