VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta farxada ila qaybso - Lyrics

fogee xumaheenoo farxada ila qaybso ku faalo jidhkayga fahanoo qalbigayga dareen igu foogan bogayga fadhiistay dhankaaga ka fiiri jacaylka ku faafay ku faalalay laabta ha moodin fudayde ahaw furihiisa filkeed ugu roonay fariimaha caashaq furuu dhig quluubta waxaad tahay fiican fariid inan gobeeda falooba casaana fiyoorahan hoo bal
Queue is empty
-- / --