VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila dhowr - Lyrics

ogow inanyahay ogoow naftaa ku ilaashatoo aragaaga uun ku ildoogsatee kaa ahaan waydayee anigaba runtii waan ku aminoo intan nool adaan kaa eegtayee miyaad ii ogey sacid ii ogeyn erey lagu farxiyoo waad istahishaa amaan aan la koobine ila dhowr axdiga indhaha deeqin aaboow aarkii ragoo loo soo ordiyoo asal baad tahee abid noo arami asal baad tahee abid noo arami amba amar ilaah adaan ku arwaxayoo edeb iyo xishood igu deeqdayee aayar ii imow aayar ii imoow abaalka jeer jeer ma ilaawayoo aynigay adaan kaa eegtayoo iidhiib gacmahaa iidhiib walaal erey lagu farxiyo waad istaahisha ila dhowr ila dhowr axdigaa aarkii ragoo loo soo ordiyoo asal baad tahee abid noo arimi asal baad tahee abid noo arimi
Queue is empty
-- / --