VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inoqo xabiib - Lyrics

xikmad iyo aqoon qurux iyo xishood xasil iyo dadaal xaawaley tuuu xaakin siiyayee xubigaagiibaa xooeystayoo xiskayiibad dagtee unoqo xabiib xalkastana ogow qalbigaa xushaa haw qodin xabaal xumaatana ha badin xujo iyo mid aan xuf iyo hilaac xaqir iyo isfiir lagu xuman ayuu xaakin kaa dhigayoo mar arag naftaa kalgacal ku saabsatoo xiskaya dagtayee unoqoo xabiib markastana qabo qalbigad xushaa haw qodin xabaal xumantana ha badin
Queue is empty
-- / --