VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta qadar - Lyrics

nAfyahay xakamee qalbigaa niyada xadhig wayn ku xidho xurmee aadmiga dhamaan xalkana waliga dhamee midaad xulateeed rabtana xigtada ehelkeeda sharaf markaad xidhatoo hantido xornimo aqalkeeda gee xumaan yaykuu fahmine xin iyo xiiseba ka dhowr xushmee waligaa qadari xubiga qurux kula wadaag nafyahay xaasidkii kunacee xaliyo xumaha kula jecel xogtaada adoon ufurin xantuun uqaboo aayar aamu midkii xalan kuu goglana xariir bedelkeed ufidi beertaad xasil beerataa xalaal lagu moddsadaaa xumaan yay kuu fahmine xin iyo xiiseba ka dhowr xushmee waligaa qadari xubiga qurux kula wadaag xumaan yay kuu fahmine xin iyo xiiseba ka dhowr xushmee waligaa qadari xubiga qurux kula wadaag
Queue is empty
-- / --